A
LYRICS
Use A− / A+ to adjust text sizeASMA LOVE & C / KARIIN ALI | LAMAANE XIDHIIDH ABUURAY | NEW SONG 2020
Lamaane xidhiidh abuureyJacaylka xilkiisa qaadayDhexdooda xumaan u diidaySideenanna isu xil-qaamayAya xasilo tisqaaday.Xishooda kuwii mideeyayXiisaha labo isu ilmeeyayXubiga labo isu riyaaqaySideenanna isu xil-sheegtayAyaa libinti xoreystay.Lamaane xidhiidh abuureyJacaylka xilkiisa qaadayDhexdooda xumaan u diidaySideenanna isu xil-qaamayAya xasilo tisqaaday.Xishooda kuwii mideeyayXiisaha labo isu ilmeeyayXubiga labo isu riyaaqaySideenanna isu xil-sheegtayAyaa libinti xoreystay.Xaqiiqdii laba is doortayIs xeershay laba is eegtayXubin quda oo is yeeshayXabiibi hadaan ahaaneeAllaylahee waan xayaatnay.Is xaalay laba is deeqaySirtooda laba xaseeyayXidig ifayoo is nootshayXalkeenu haduu ahaadayAllaylahee waan xayaatnay.Xaqiiqdii laba is doortayIs xeershay laba is eegtayXubin quda oo is yeeshayXabiibi hadaan ahaaneeAllaylahee waan xayaatnay.Is xaalay laba is deeqaySirtooda laba xaseeyayXidig ifayoo is nootshayXalkeenu haduu ahaadayAllaylahee waan xayaatnay.Nacab xaasida u diidayXag kastaba laba midoobayLamaana xullo is doortayAyaynu nahoo is xiishay.Dhigeen farxadu ku xiiqayXogti nolosha ee la waayayXalkeedi ayaynu keenayXurmiyo guul baynu gadhney.Nacab xaasida u diidayXag kastaba laba midoobayLamaana xullo is doortayAyaynu nahoo is xiishay.Dhigeen farxadu ku xiiqayXogti nolosha ee la waayayXalkeedi ayaynu keenayXurmiyo guul baynu gadhney.
Are these lyrics correct?
Rate the public version or submit a correction for review.
LETROU FEATURE
Stage Mode
Large text, automatic scrolling and fullscreen for singing or practice.
FIND ANOTHER SONG
Find a song
Search by title or artist.
SINGER CENTER
Open tools →Train your voice
Breathing, warm-ups, pitch and vocal range.

